Shir ay iskugu yimadeen Beelaha Meheri

Shir ay iskugu yimadeen Beelaha Meheri ayaa ka furmay Degaanka Beesha ee Barwaaqo.

Shirkaan ayaa waxa ka soo qayb galay dhamaan Beelaha Meheri ama Carab Saalax waxaana diirada lagu saaray sidii ay Beeshu uga shaqayn lahayd hormarka iyo wax wada qabsiga.

 

Leave a comment